Posted inAbuu Bakar Siddiiq Khulufada Raashidiinta TAARIIKH Dumarkii Abuu Bakar iyo Carruurtiisii Dumarkiisii & Carruurtiisii Abuu Bakar Siddiiq wuxuu guursaday illaa 4 dumar ah, labo kamid ah waxuu guursaday Islaamka ka hor labada kalena waxuu guursaday Islaamka kadib. Islaamka ka hor wuxuu… Posted by Mohamed Abdi June 14, 2025
Posted inAbuu Bakar Siddiiq Khulufada Raashidiinta TAARIIKH Part2: Taariikhda Abuubakar Siddiiq-Qaar Kamid Ah Fadligiisii Qaar Kamid Ah Fadliga Abuu Bakar Siddiiq Wuxuu Abuu Bakar Siddiiq Ilaahay haka raalli noqdee lahaa fadli aanan lagu soo koobi karin qoraal, haddii aynu damacno inaan wada qornana kaligii (fadligiisa kaliya)… Posted by Mohamed Abdi May 24, 2025
Posted inAbuu Bakar Siddiiq Khulufada Raashidiinta TAARIIKH Q1aad: Taariikhdii Abuu Bakar Siddiiq "Waxaynu kala fadili jirnay dadka waqtigii Nebiga (NNKH), saa waxaan ugu fadili jirnay Abuu Bakar, Kadibna Cumar, Kadibna Cuthmaan bin Cafaan". Sidaas waxaa yiri Cabdillaahi bin Cumar. Shaki kuma jira… Posted by Mohamed Abdi May 7, 2025
Posted inAbuu Bakar Siddiiq Khulufada Raashidiinta TAARIIKH Horudhaca Kitaabka Khulufada Raashidiinta HORUDHAC Ilaahay baa mahad leh, isagaanuna magacyadiisa ku weydiisaneynaa dembi dhaaf. Waxaanuna ka magan galeynaa shararka nafaheenna iyo xumidda howlahannaga. Kan uu Ilaahay hanuuniya ma jirto cid baadiyeyn karto. Kan uu lumiyaana, wax… Posted by Mohamed Abdi May 3, 2025